Golaha Iskaashiga Maamul gobaleedyada oo war ka soo saaray khilaafka Galmudug

September 18, 2018 - Written by Editor

Madaxda Maamul gobaleedyada ayaa mar kale waxay warmurtiyeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed iyo tan amniga iyo khilaafka ka dhex jira Madaxda ugu sareeysa Maamulka Galmudug.

Golaha Iskaashiga Maamul gobaleedyada ayaa sheegay in ay ka walaacansan yihiin khilaafka ka dhex aloosan Maamulka Galmudug iyo Afduubka ay kooxda Al Shabaab u geysteen odayaasha iyo waxgarad ka soo jeeda Galmudug.

Golaha Iskaashiga Maamul gobaleedyada ayaa waxaa ay ku eedeeyeen madaxada DFS in ay ka gaabiyeen dhibaatooyinka ka taagan gobalada Galmudug.

 

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,795 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>