Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo ka hadlay Heshiiskii Hiirshabeele & DFS
September 19, 2018 - Written by Editor
Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo War-murtiyeed ka soo saaray Heshiiska dhexmaray dowladda federaalka iyo Maamulka Hirshabelle waxay sheegeen in Heshiiskaasi uusan khusayn iyaga, Balse maamulka Hirshabelle uu u madax banaan yahay go’aankiisa
Golluhu wuxuu caddeeyay in is-afgaran-waa-ga u dhexeeyay Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada iyo dowlada federaalka uu la xiriiro arrimaha guud ee qaranka, Federaalaynta dalka, dhawridda Dib-u-eegsita iyo hirgalinta dasuurka Soomaaliyad iyo Khayraadka iyo awood-qeybsiga.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2776″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

