Madaxweynaha Puntland oo furaya Jaamacaddii Maakhir oo laga dhisay Gobolka Sanaag.[Daawo Live]

September 19, 2018 - Written by Editor

Badhan:-Madaxweynaha Puntland, Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka safar shaqo ku gaaray Gobolka Sanaag iyo degmada Badhan isagoona ka qayb galaya xaflada furitaanka Jaamacada Bardhan oo ah Jaamacadda ugu weyn Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan Gobolada Puntland oo dhaawaan laga hirgeliyey degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Wafdiga Madaxweynaha Puntland ee ka qayb galaya ayaa waxaa ka mid ah Gudoomiyaha baarlamaanka, Wasiiro, Xildhibaano, Issimo, Saraakiil ciidan iyo qaybaha kale duwan ee Bulshada.

Hoos ka Daawo daahfurka Jaamacadda Maakhir ee degmada Badhan ee Gobolka Sanaag

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,796 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>