Madaxweynaha Puntland oo gaaray Gobolka sanaag gaar ahaa degmada Badhan

September 19, 2018 - Written by Editor

Badhan:-Madaxweyne dowladda Puntland Dr,C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta safar shaqo ugu safray gobolka Sanaag gaar ahaan degmada Badhan isagoo sii maray Ceeldaahir iyo magaalooyin kale oo dhowr ah waxan logu soo dhaweeyey si weyn.

Madaxweyne Gaas iyo wafidii la socday ayaa soo kormeereen xarunta ay yaalaan qalabka lagu dhisayo mashruuca wadada Ceeldaahir -Ceergaabo, waxana uu kulan gaar ah la qaatay Guddida u xilsaarnaa dhisida wadada Ceeldaahir -Ceergaabo,oo guul la taaban karo ka gaaray howsha loo igmada waxaan uu ka dhagaystay warbixino.

Wafdiga madaxweynaha ayaa ka dib socdaalkiisa degmada Badhan waxaa uu ku hakaday magaalada Cawsane, Midigale, Rad , Gumure oo ay shacabka si diiran u soo dhaweyeen.

Safarka madaxweynaha ee Gobolka Sanaag oo dhamaystiran baan idiin soo gudbin doonaa dhawaann haddii alle idmo ha moogaanina,

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,796 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>