Mid ka mid shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Somtel oo lagu dilay Muqdisho

September 25, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Magaalada Muqdisho waxaa weli ka sii socda dilalka qorsheysan ee lala beegsanayo dadka rayidka ah. Waxaa ugu dambeeyay mid ka mid shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Somtel oo maanta rag hubeysan ay ku toogteen suuqa Bakaaraha.

Dowladda Soomaaliyana habac sanaanta amaanka dartiis ayey xilalkii uga qaaday taliyeyaash saldhigyada booliska ee ilaa iyo 7 degmo.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan Muqdisho ka soo diray

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,797 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>