Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadlka Cimilada.
(September 23, 2018)
Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23 Sep 2018 magcaabay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadlka Cimilada. Xeer Madaxweyne Lr.131 Sep

(September 23, 2018)
Hargaysa:-Wararka naga soo gaaraya gobalka sanaag gaar ahaan magaalada Ceerigoobo ayaa sheegaya in shalay galabta dagaal uu ka dhexqarxay ciidamada Maamulka S/land iyo ciidan uu watay taliye Jamaal Ba

(September 23, 2018)
Boosaaso:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Ciidanka Amniga Puntland (PSF) kuwooda sida gaar ka u tababaran ee Kumaandooska ayaa lagu sheegay in xalay iyo maanta 22-23 September,2018 ay hawlgal qorshaysan o

(September 22, 2018)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Kitaab Cusub oo uu ka bilaabay Masjidka Abubakar Al Sadiiq ee magaalada Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana Kitaabka la yiraahdaa دفع إيه

(September 22, 2018)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 22 Sep 2018 ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Boosaaso ee xaarunta ganacsiga D Sh.Dirir oo iftiimiyey sida uu xeerka kufsigu S/land uga soo horjeedo shareecada islaamka.[Video]
(September 22, 2018)
Hargeysa:-Sh.Dirir ayaa waxaa uu iftiimiyey sidda uu Xeerka Kufsiga oo dhawaan ay ansixiyeen Baarlamaanka S/land iyo golaha guurtida sidda uu uga soo horjeedo Shareecada islaamka. Hoos ka Daawo Sh. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir deg deg ah ugu yeeray Madaxda Gal-Mudug
(September 22, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee

(September 22, 2018)
Badhan:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 21 Sep 2018 ka qayb galay aas qaran oo loogu sameeyey magaalada Badhane ee xarrunta Gobolka Sanaag Marxuun Suldaan Xa Madaxweynaha Puntland ka tacsi yadeeyey geerida ku timidSuldaan Xasan Cali Jibriil.
(September 21, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa yy tacsi u diray ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday Suldaan Xasan Cali Jibriil oo askari ka mid ah ciidamada Puntland uu g

(September 21, 2018)
Badhan:-Allaha u naxariisto Waxaa maanta gacan ka xaqdaran ku dishay meel u dhexeysa Badhan iyo Hadaaftine Suldan Xasan Cali Jibriil , Suldaanka ayaa waxaa dilay askari ka tirsan ciidanka daraawiishta
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|