Madaxweynaha Puntland oo kulan Wada Jira Laqaatay Golaha Wasiirada iyo Isu Duwayaasha Wasaaradaha Puntland ee Gobolka Sanaag
(September 20, 2018)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 Sep 2018 kulan kulayeeshay degmada Badhan Golaha Wasiirada Dowladda Puntlnad iyo Isuduwayaasha Wasaaraddaha dowladda Puntl
Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo ka hadlay Heshiiskii Hiirshabeele & DFS
(September 19, 2018)
Gollaha iskaashiga dowlada goboleedyada oo War-murtiyeed ka soo saaray Heshiiska dhexmaray dowladda federaalka iyo Maamulka Hirshabelle waxay sheegeen in Heshiiskaasi uusan khusayn iyaga, Balse maamul
Madaxweynaha Puntland oo furaya Jaamacaddii Maakhir oo laga dhisay Gobolka Sanaag.[Daawo Live]
(September 19, 2018)
Badhan:-Madaxweynaha Puntland, Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka safar shaqo ku gaaray Gobolka Sanaag iyo degmada Badhan isagoona ka qayb galaya xaflada furitaanka Jaamacada Bardhan oo ah Jaamaca
Madaxweynaha Puntland oo gaaray Gobolka sanaag gaar ahaa degmada Badhan
(September 19, 2018)
Badhan:-Madaxweyne dowladda Puntland Dr,C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta safar shaqo ugu safray gobolka Sanaag gaar ahaan degmada Badhan isagoo sii maray Ceeldaahir iyo magaalooyin kale oo dhowr a
Golaha Iskaashiga Maamul gobaleedyada oo war ka soo saaray khilaafka Galmudug
(September 18, 2018)
Madaxda Maamul gobaleedyada ayaa mar kale waxay warmurtiyeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed iyo tan amniga iyo khilaafka ka dhex jira Madaxda ugu sareeysa Maamulka Galmudug. Golaha Iskaashiga Ma
Wafdi ka socda Golaha Aqalka sare oo gaaray magaaladda Dhuusamareeb
(September 18, 2018)
Dhuusamareeb:-Wafdi ka socda Golaha Aqalka Sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray Magaladda Dhuusamareeb si ay uga shaqeeyaan xal waara iyo isfaham ka dhex dhasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gob
Madaxweynaha dawladda Puntlandiyo wafdi la socda oo gaaray Qardho.[Masawiro]
(September 18, 2018)
Qardho:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 18 Sep 2018 safar shaqo kusoo gaadhay degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.
War saxaafadeed: Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee DFS oo ku aadan Fedeeraalaynta
(September 17, 2018)
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta iyadoo gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga ah, waxay si dhow ula socataa geedi socodka federaalaynta iyo doorashooyinka dalka. Wasaa
Masuul ka tirsan Shirkadda Amal oo lagu dhaawacay magaalada Muqdisho
(September 17, 2018)
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya  in rag hubeysan ay afaafka hore ee Xafiiska shirkadda Amal ee suuqa Bakaaraha ay ku dhaawaceen C/qaadir Al Waasac oo ka mid ah masuuliyiinta
Wasiirka G/dhiga ee DFS oo kormeeray Warshadii hore ee Tolmada dharka Ciidanka Xoogga
(September 15, 2018)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed “Amardanbe”oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Daahir Aden

« Previous PageNext Page »