Isbuuca Dacawiga 5-aad & Xifdinta 200 Xadiis iyo Xarunta Marwa ee Muqdisho. (Masawiro)
(September 15, 2018)
Muqdisho:-Xarunta Marwa ee Hormarinta Dumarku waxey qabatey xaflad weyn aadna loo soo agaasimey oo ku saabsaneyd Isbuuca Dacawiga 5-aad & Xifdinta 200 Xadiis oo loo qabtey Ardeydii ka qeyb gashey
Ma Awlaad kalaa Nahay W/Q Sheekh Dr Cabdiraxman Sheikh Cumar
(September 14, 2018)
Tixdaan waxaan u mariyay in lagu xusuusto xikmaddii awoowayaasheen inoogu xifdiyeen dalkan Allah kaddib iyadoo ay kusoo duuleen xoogaggii isticmaarka ugu waaweeynaa. 1-Maskaxdeeyda maankiyo 2-Meel
Madaxweynah PL oo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
(September 13, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray maanta oo ay taariikhdu tahay 13 Septembar 2018 ku magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaarad
Madaxweynaha PL oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda.[Masawiro]
(September 13, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13 September 2018 waxaa uu xadhiga kajaray xarunta Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD (Masawiro)
(September 12, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan Shi
Maxkamada darajada 1aad uu dil ku xukuntay gacan ku dhiiglayaal dilay C/raxmaan Qaytuur
(September 12, 2018)
Qardho:-Maxkamada darajada Koowaad ee magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar ayaa waxaa ay dil ku xukuntay 2 gacan ku dhiigle oo ku dilay duleedka magaalada Qardho Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan C/lla
Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo taageeray Shirka Maamul gobaleedyada
(September 11, 2018)
Garoowe:-Shir ay maanta ku yeesheen magaalada Garoowe ee xarunta Puntland Golaha Wasiiradda Puntland ayaa lagu taageeray go’aankii Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ee lagu hakiyay Xiriirkii ka
Madaxweyne Farmaajo oo furay kal-fadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
(September 11, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay dadkii
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Dib Ugu Soo Laabtay Garoowe.
(September 10, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa galabta oo taariikhdu tahay 9 Sep 2018 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Pun
Madaxweyne Farmaajo oo shir wadatashi ah isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada.
(September 8, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah ugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada. Shirkaas oo ka dhici doona magaalada Muqdisho 17k

« Previous PageNext Page »