Dowladda Federaalka Soomaaliya oo joojisay murashax-nimada Mukhtaar Rooboow
October 5, 2018 - Written by Editor
Muqdisho:- War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda amniga gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga joojiyey in uu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isku soo sharraxo, Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu-Mansuur), oo maalintii shalay si rasmi ah u shaaciyey in uu xilka madaxweynenimo ee koonfur Galbeed uu u tartami doono.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo joojisay murashax-nimada Mukhtaar Rooboow.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2792″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/cawaale
Halgan.net

.gif)

