Khudbadihii Madaxda Puntland ,Galmudug ,Jubaland iyo K/Galbeed ee Shirka Shirka Golaha Iskaashiga DG (Daawo) .

October 21, 2018 - Written by Editor

Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada ayaa Goor-dhaweyd ka furmay Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, Iyadoona ay ku sugan yihiin Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Puntland, Jubbaland, K/galbeed iyo Galmudug magaalada Garoowe waxaana ay dhamaantood eedeymo adag u soo jeediyeen madaxada DFS .

Hoos ka Daawo Dhamaan Khudbadihii ay Madaxda Puntland ,Galmudug ,Jubaland iyo K/Galbeed ka jeedsheen Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada

Madaxweynaha Puntland Oo Khudbad Adag Ka Jeediyay Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada .

Madaxweynaha Galmudug oo si kulul u eedeeyey madaxada dowlada Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sh Aden oo ku baaqay in DFS faragalinta ka deyso Galmudug

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online