
(October 23, 2018)
Warar ay BBC ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyey in ku xigeenkii kooxda dawladda islaamiga (Daacish) ee Soomaaliya, Mahad Macallin, lagu khaarajiyey magaalada Muqdisho. Isha ugu weyn ee

(October 23, 2018)
Laascaanood:-Gudiga Dhexdhexaadinta Beelaha walaalaha ah ee dagaalku ka dhex maray ee Koonfurta gobolka Sool oo la hadley Warbaahinta galabta ayaa si cadho leh ula hadley Xukuumada S/land eedaymana u

(October 23, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in Golaha Xukuumadda looga baah

(October 22, 2018)
Garoowe:-Dawladda Puntland ayaa Baaq Nabadeed U Dirtay Shacabka Dirirtu Ku Dhexmartay Degaanka Dhumay ee Gobolka Sool.Dhanka kale Boqor Burhaan Boqor Muuse, Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam iy

(October 21, 2018)
Muqdisho:-Wasaaradda Arirmaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay Shirka Golaha Iskaashiga dowlad gobaleedyada ee ka socda mag

(October 21, 2018)
Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada ayaa Goor-dhaweyd ka furmay Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, Iyadoona ay ku sugan yihiin Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Puntland, Jubbaland, K/

(October 21, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21 Oct 2018 Garoowe ka furay shirka Madasha Iskaashiga Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Fadaraalka S 10 Sababood oo Guryaha ku hagaagaan ee Muslinka ah Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(October 21, 2018)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyeymagaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu Muxaadarada uga hadlay Guryaha hagaagsan iyo asbaabaha uu ku hagaago waana

(October 20, 2018)
Garoowe:-Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada oo caawa Shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana ay soo saareen War-saxaafadeed ay uga hadlayaan xaalada G

(October 20, 2018)
Muqdisho:-Kulan ay maanta yeesheen guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ayaa looga dalbaday Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xukuumadda Raisulwasaare Khayre in mudo 3 maalmood ah
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|