Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray dalka Sucuudi Carabiya (Masawiro)

October 9, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu horkacayo ayaa u ambabaxay dalka Sucuudi Carabiya, kaddib markii sida la sheegay uu casuumaad ka helay Boqor dalka sacuudiga Boqor Salman bin Abdulcasiis.

Dowlada Sacuudiga ayaa Diyaarad qaas ah oo Boqortooyada Sucuudi Carabiya u soo dirtay wafdiga Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa taas saaka ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde .

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdigiisa ayaa booqasho rasmi ah ku joogi doona laba maalin dalka Sacuudiga Carabiga waxaana uu kulamo kala duwan la yeelan doonaa masuuliinta dalka Sacuudiga Carabiga waxaana arinkaas warbaahinta u sheegay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Dr Daahir Maxamuud Geelle.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online