Shirka Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka furmi doona Garoowe (Masawiro)

October 20, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Amaanka Magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa si aad loo adkeeyay iyadoo la filayo in Saacadaha soo socda ay gaaraan qaar ka mid Madaxda Maamul Gobaleedyada.halkaas oo uu uga furmi doono shir ay isku imaanayaan madaxada maamul gobaleedyada.
Waxaa si weyn loo diyaariyey hoolka Shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka kaas ka dhici doonta xarunta Hoolka Shirarka ee wasaaradda Maaliyadda Puntland oo si weyn loo qurxiyay.

Madaxeynayaasha golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagu wadaa in ay soo gaaraan saacadaha soo socda magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online