Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka JFS oo booqday Duleedka Kismaayo.

October 20, 2018 - Written by Editor

Kismaayo:-Wararka naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka J/land ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka General Daahir Aadan Cilmi (Indha qarshe) iyo Saraakiisha ka tirsan Jubbaland ay saaka booqasho ku gaareen saldhigyo ku yaala duleedka Magaalada kismaayo halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan J/land.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka General Daahir Aadan Cilmi (Indha qarshe) ayaa waxaa ka mid ah deegaanada uu booqaday Baar-sanguuni, Buulla Gaduud iyo Deegaano kale.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka General Daahir Aadan Cilmi (Indha qarshe) ayaa khudbad kooban u jeediyey ciidamada uu booqaday waxaana uu ku dhiiriyey in ay isku diyaariyaan dagaal ka dhan ah kooxda Al Shabaab oo dhawaan ka bilaaban doona deegaamada Jubaland.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online