Wareysi: VOA la yeelatay Madaxweynihii Xasan Sheekh Maxamud (Dhageyso)

October 17, 2018 - Written by Editor

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud oo nagu soo booqday xarunta VOA-da ee London ayaa waraysi dheer oo uu siiyay Falastiin Iimaan oo ku sugan London waxaa uu kaga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga, siyaasadda dalka, ujeedka loo aas aasay xisbiga uu hogaamiyo , isbadaladda ka dhacay gobolka iyo arrimo kale.

Kusoo dhowaada qeybta 1-aad ee Waraysiga ay la yeelatay Falastiin Iimaan, waxaa uu kaga hadlayaa caqabadaha hortaagan amniga, mowqifka dowladda ay ku taageertay dalka Sucuudiga iyo waxa uu kaga jawaabayo in uu ka wado Muqdisho Olole siyaasadeed si uu mar kale isugu soo sharaxo Madaxtinimada Soomaaliya.

Waxana uu ugu horeyn ka jawaabayaa inuu sharaxaad ka bixiyo Xisbiga uu dhawaan Muqdisho kaga dhawaaqo.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online