Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland oo ruqsadii kala noqotay Tv-ga SBSTV

October 25, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba waxaa lagu cadeeyey in ay ruqsaddii kala noqotay Telefishin lagu magacaabo SBS TV Wasaarada warfaafinta dowladda Puntland ayaa ku eedeysay Tv-ga SBC TV in ay faafiyeen warar lid ku ah deganaashaha ka jira deegaanada Puntland sida lagu xusay warsaxaafadaadka.

Hoos ka Akhiso Warsaxaafadeed ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland.

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online