Wasiirka Maaliyadda Puntland Oo U Jawaabtay Wasiir Beyle (Akhriso)

October 25, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa waxaa lagaga jawaabay qoraalkii shalay ka soo baxay xafiiska wasiirka maaliyada DFS kaasi oo lagaga dalbanayay maamul Goboleedyada in ay soo gudbiyaan wixii lacag ah ee ka soo gaaray DFS. Wasiirka Maaliyada ee dowlada Puntland ayaa soo bandhigay dhammaan lacagihii ka soo gaaray dowladda Sanadkii 2017 ilaa sanadkan 2018ka

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online