Xildhibaano ka soo horjeestay Go’aankii DFS ee Mukhtaar Roobow (Daawo)

October 6, 2018 - Written by Editor

Xildhibaano ka tirsan golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aanka dowladda Soomaaliya ay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur kaga joojisay tartanka doorashada madaxweynaha maamulka koofur galbeed waxayna ka soo horjeesteen go,aanka dowlada.

Xildhibaanada ayaa ku baaqay in DFS ay faraha kala baxdo Maamulka K/galbeed waxayna ugu baaqeen madaxada DFS in ay qadariyaan rabitaan shacabka K/Galbeed.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,814 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>