R/W Khayre oo Wasiirrada Ku Amray Dhamaystirka Qorsha Hawleedka Sanadka 2018
(November 29, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo guddoomiyay kulankii maanta ee golaha wasiirrada ayaa faray dhammaan wasiirrada xukuumadda in kahor dhamma
Madaxweynaha Puntland oo Mashaariico Horumarineed Ka Dhagax Dhigey Degmada Dhahar
(November 29, 2018)
Dhahar:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 29 November 2018 ka dhagax dhigey mashaariico horumarineed Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan.