Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koofurgalbeed oo dib loo dhigey

November 15, 2018 - Written by Editor

Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koofurgalbeed ayaa sheegaya in dib loo dhigay xiliga ay dhacayso doorashada Madaxweynaha K/galbeed .

Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa uu kulan degdeg ah ku yeeshay magaalada Baydhabo isaga oo shaaciyey in doorashada madaxweynaha K/galbeed ay dhacayso 28ka bishan November.

Dib u dhac ku yimid doorashada Madaxweynaha koonfur galbeed ayaa waxaa sabab u ahaa ka dib markii ay xilka iska casileen xubno ka mid ah guddiga doorashada iyo Madaxweynihii Maamulka Koofurgalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

DFS ayaa waxaa lagu eedeynayaa in ay fara galin ku heyso doorashada Madaxweynaha koonfur galbeed sida ay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka DFS ay u sheegeen warbaahinta magaalada Muqdisho.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online