Madaxweynaha Jubaland isku shaandhayn ku sameeyey golahiisa wasiirada
November 13, 2018 - Written by Editor
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa waxaa uu isku-shaan dheyn ku sameeyay golihiisa xukuumada waxaan wareegto ka soo baxday xafiiska madaxtoooyadda ee Jubbaland lagu la isku bedelay laguna magacaabay wasiir,wasiir-ku xigeenno iyo wasiiru-dowlayaal.
Hoos ka Akhriso wareegtada ka soo baxday Madaxweynaha Jubaland isku shaandhayn ku sameeyey golahiisa wasiirada.
[ngg src=”galleries” ids=”2836″ display=”basic_thumbnail”]
M_M_Deeq
Halgan.net
,

.gif)

