Shirkii Golaha Shuurada ee Mu’asasada EMA oo lagu soo afmeeray magaalada Malmö.(Masawiro)
(November 26, 2018)
Malmö:-Waxaa magaalada Malmö ee dalka Sweden ka furmay 25-11-2018 Shirkii golaha Shuurada ee Mu’asasada European Muslim Association (EMA) waxaana Shirka ka soo qayb galay dhamaan xubna Golaha Shuu
Madaxweynaha DFS oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee dhaqaalaha badaha
(November 26, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee dhaqaalaha badaha oo ka socda magaalada Nairobi ayaa sheegay in ay muhii
Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Lagu Soo dhoweeyey Qardho.[Masawiro]
(November 26, 2018)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo oo ka kooban goleyaasha Dowldda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntlan
C/weli Cali Cilmi Yare oo Aflagaadeyn jiray Nabigeena CSW oo lagu dilay Gaalkacyo.
(November 26, 2018)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in Labo qarax oo xooggan iyo weerar toos ah  saaka lagu qaaday xarunta uu ku lahaa C/weli Cali Cilmi
Madaxweyne Farmaajo oo Nairobi kaga qeyb galaya Shirka Dhaqaalaha Badaha (Masawiro)
(November 25, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka dha
Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo howl gal ka fuliyey buuraha Calmadow.[Masawiro]
(November 25, 2018)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) waxay 48-kii saac ee la soo dhaafay ay howl gal ka fuliyeen Buuraleyda Madarshoon iyo Diingle ee Buuraha Cal Madow ka dib markii ay sirdoonka ciidanka PIA ka w
Puntland oo beenisay in DFS lacag ugu deeqday jidka Ceel daahir Ceerigaabo
(November 25, 2018)
Garoowe:-Dawladda Puntland waxay la wadaagaysaa ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer Puntland in ay tahay libin sheegasho beena, sheegashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku sheeganayso i
Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho ka furmay.[Masawiro]
(November 25, 2018)
Muqdisho:-Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir seddex maalin socon doona oo ay si wadajir ah u wada qabanayaan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanah
War murtiyeed laga soo saaray kulankii Madaxweyne JFS iyo Yoweri Museveni (Masawiro)
(November 24, 2018)
Kampala:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Uganda Yoweri Museveni ayaa maanta ku kulmay qasriga Madaxtooyada Entebbe. Kulanka labada Madaxweyne ayaa laga soo saaray war m
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magaalada Garoowe Dib ugu Soo Laabtay.
(November 24, 2018)
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 24 Nvember 2018 ayaa waxaa uu dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasumadda Dowladda Puntland kadib

« Previous PageNext Page »