Puntland oo Hambalyo u dirtay guushii Ilhan Omar, Mohamed Nuur iyo Hodan Hassan
November 8, 2018 - Written by Editor
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa waxaa ay hambalyo iyo bogaadin u dirtay Ilhan Omar , Mohamed Nuur iyo Hodan Hassan oo guul ka soo hoyey doorashadii ka dhacday dalka Maraykanka , Dowladda Puntaldn ayaa waxaa kale oo ay bogaadisay sidda isku duubnida ah ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka ay u muujiyeen isku duubni.
Hoos ka Akhriso Puntland oo Hambalyo u dirtay guushii Ilhan Omar,Mohamed Nuur iyoHoan Hassan
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2831″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

