Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey Saraakiil ku Geeriyootay Qaraxii Dhanaane
(December 6, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Taliyihii, Abaanduulihii iyo askar ka tirsan Qaybta 12-ka Abriil ee Ciidanka X
Golaha Wasiirada Dowlada Puntland Oo lagu Ansixiyay Gobal Iyo Degmo Cusub (Akhriso)
(December 6, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arimaha kala ah amniga dalka, Guddiga Ans
Gudiga Khilaafka iyo Ansixinta Baarlamaanka Puntland oo shuruudo soo saaray
(December 6, 2018)
Garoowe:-Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland ee 2019 Ayaa Markii ugu Horeysay Kulan Yeeshay. Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda
Heshiis laga gaaray colaadii degmada Taleex ee Gobolka Sool
(December 6, 2018)
Taleex:-Wafidi Issimo ah oo uu hogaaminayey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo in mudo ah ku sugnaa degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa waxaa lagu soo afjaray colaadii u dhexeysay labo beelo oo walaalo ah o