Garyaqaanka Guud ee Puntland oo Sharci daro ku tilmaamay Gudigii uu magacaabay Camey
(December 7, 2018)
Garoowe:-Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud, ayaa waxa uu ku caddeeyay in Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland uusan awood u lahayn Magacaabis