Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee dowladda Puntland oo Lagu Dhawaaqay.

December 31, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Gudiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Baarlamaanka cusub ee dowladdaPuntland ayaa saaka si rasmi ah u shaaciyey liiska golaha wakiilada dowladdaPuntland 2019-2023.

Gudiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Baarlamaankacusub ee dowladda ayaa waxaa magacaabay madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas 3-dii December waxaa mud 27 cisho ka dib ay soo gunaanadeen howshii looigmaday, Golaha cusub ee Baar lamaanka dowladda Puntland ayaa sanadka 2019waxaa soo galay dhalinyaro cusub waxaan la filayaa in wax weyn iska bedelaan qaabka uu u shaqayn jiray Baarlamaanka Puntland.

Hoos kaAkhriso liiska cusub ee golaha wakiilada dowladda Puntland 2019-2023.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online