Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni 1aad ilaa 11aad ( Daawo)
(December 27, 2018)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadarooyin taxane ah oo ku saabsan qolo shiica ah oo uu ka mid yahay Maxamed Cali Jabarti oo ku nool magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Kooxdan
Mursal oo isbeddel ku sameeyey guddiga maaliyadda (Akhriso)
(December 26, 2018)
Muqdisho:-Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa dib u habeyn ku sameeyay xubnaha Guddiga Maaliyadda ee baarlamaanka. Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomi
Bayaan ku saabsan Dabaaldegga Ciida Kirismiska iyo sanadka cusub ee miilaadiga (Akhriso)
(December 26, 2018)
Muqdisho:-Hayada culumada Soomaaliyeed  iyada oo ka duulaysa waajibka diineed eesaran kaasoo ah in dadka muslimka la faro wanaaga lagana reebo xumaanta waxaysoo saartay bayaan ku saabsan
Gudiga Amniga Doorashada Puntland oo kulan Yeeshay
(December 25, 2018)
Garoowe Guddiga Amniga isugu jira Wasiiro Saraakiil Ciidan ayaa galabta waxay kulan looga hadlayo amaanka magaalada Garoowe xiliga doorashada iyaga oo ka digey hubka Sharci darada ah, iyo Mushara
Mu’tamarkii 9aad ee Koonfur Afrika oo caawa ka Furmay magaalada Johannesburg (Masawiro)
(December 24, 2018)
Caawa oo bishu tahay 24/12/2018 waxaa ka furmay magaalada Johannesburg mu'tamarkii Islaamiga ahaa ee sagaalaad ee wadankan Koofur Afrika lagu qaban jiray bishaan oo kale.Sanadkan Mu'tamarka waxaa
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkamadda Sare
(December 24, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha
Madaxweyne ku xigeenka hore eePLoo mar kale isku soo sharaxay Madaxweyne ku xigeenka Puntland 2019
(December 23, 2018)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka dowladdaPuntland CabdixakiinCabdulaahi Cumar Camey ayaa saaka si rasmi ah u shaaciyeyin uu isu soo sharaxay Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland 2019. Madax
Madaxweyne Farmaajo “Weerarradan aragagixisada nagama joojin karaan Horumarkeena
(December 22, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay shacabkii iyo askartii ku geeriyooday qaraxyadii bahalnim
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug
(December 22, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maaanta oo taariikhdu tahay 22 December 2018 magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug. Xeer Madaxweyne Lr. 221 ee 22 Decemb
20 ku dhimatay Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho
(December 22, 2018)
Muqdisho:-Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhimatay ku dhawaad afartan kalena waa ay ku dhaawacmeen laba qarax oo maanta lala beegsaday agagaarka madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.Sida ay xa

« Previous PageNext Page »