Guddiga doorashadda Puntland oo ku dhawaaqay 21 Musharrax Madaxweyne oo shuurihii buxiyeey

January 6, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa caawa lagu dhawaaqay musharrixinta u tartamaysa xilka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka kuwaas oo la sheegay in shuruudaha ay buxiyeen.

Guddiga doorashadda Puntland ayaa shaaciyey ilaa 21 musharrax madaxweyne kuwaas oo iska diwaangaliyey oo ay buxiyeenm shuruudaha laga doonayeey.

Guddiga doorashadda Puntland ayaa sidoo kale ku dhawaaqay Musharrixinta u taagan xilka Madaxweyne ku xigeenka kuwaas oo gaaraya 11 Musharrax..

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online