Puntland oo ku celisay in go’aankii lagu joojiyey masuuliyiinta Federaalka uu sidiisii yahay

January 3, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Warsaxaafadeedka soo baxay caawa xarunta madaxtooyada dowladda Puntland ayaa  ku celisay in  iyadoo la ilaalinayo xasiloonida iyoDowladnimada, in Amarkii Wasaarada Amnigu uu sidiisii yahay, waxna aan lagabadeli doonin.

Go’aanka ka soo baxay caawa madaxtooyadda Puntland ayaa ku soo beegmay xili maanta warbaahinta ay  magaalada Garoowe kula hadleen odayaal sheegay in cidwalba oo aan damni ka gelin Puntland oo Soomaali ah ay imaan karaan deegaanadaPuntland.

Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay madaxtooyada dowladdaPuntland


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online