Daawo Muxaadaraadkii laga jediyey Nadwo Cilmiyeed magaalada Berbera {Masawiro}
(February 25, 2019)
Berbera:-Waxaa idiin soo gudbineynaa dhamaan muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo cilmiyeed lagu qabtay magaalada Berbera gaar ahaan Masjidka Shide Yare waxayna ahayd Nadwadii 4aad ee lagu qabto sa
Madaxwayne Ku-Xigeenka Puntland oo Gudoomiyey Shirka Maamul Daadejinta iyo Horumarinta.
(February 24, 2019)
Madaxwayne Ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) Madaxwayne Ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa gudoomiyey shirka Maamul daada
Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Sharma El-Sheikh ee dalka Masar (Daawo)
(February 24, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar si ay uga qayb-galaan Shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo
Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe Ku qaabilay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya.
(February 24, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Danjiraha Dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya Ambassador Andreas Von Vexkul
Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo Booqday Xerada 54aad ee ciidanka Daraawiishta (Masawiro)
(February 24, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku tegey Taliska Guud ee Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland ee Xerada 54-aad oo uu tababar uga socdo boqolaal ka
Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqorre oo Muqdisho lagu Dilay
(February 23, 2019)
Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cusmaan ayaa kooxo hubeysani ku dileen degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, xilli uu booqanayey guri uu isagu leeyahay oo laga dhisayey degmadaas Kaaraan.
Madaxweyne Farmaajo oo ka Qayb-gelaya Shirka Dalalka Carabta iyo Midowga Yurub
(February 23, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaamina
Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo arimo Muhiima looga hadlay
(February 21, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, aya
DFS Way Bogaadineysaa wada shaqeyn dhow oo ay la yeelato Maamulka Somaliland
(February 20, 2019)
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wada shaqe
Madaxweynaha Puntland oo Kulan Laqaatay Hay’addaha Madaxa bannaan iyo Agaasimayaasha Guud
(February 20, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Agaasimayaasha Guud iyo Guddoomiyeyaasha hay’add

« Previous PageNext Page »