Madaxweyne Deni oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Dowladda ee Magaalada Garoowe.
(March 3, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku tegey qaar ka mid ah xarumaha dowladda ee magaalada Garoowe, waxaana ku wehelinaayey kormeerkiisa saraakiil