Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Madaxa Hay’adda UNICEF Soomaaliya.[Masawiro]
(March 12, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabiley Madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Mr Steven Lauwer
Madaxweynaha Farmaajo oo kormeeray Dugsiga Tababarka Militariga ee Kabamba.[Masawiro]
(March 12, 2019)
KAMPALA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta kormeeray askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar Layli Sarkaal a
Dowladda Puntland oo war-saxaafadeed ka Soo Saartay Ciidamo S/land oo yimid Gobolka Sanaag.
(March 12, 2019)
[ngg src="galleries" ids="2958" display="basic_thumbnail"] M_M_DeeqHalgan.net
Madaxweyne Deni “Haddii Wasiiradu aysan ilaalin habraaca Golaha, waxaa adkaanaysa wada shaqaynta”
(March 12, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmiya u daah furay Shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Cusub ee Dowladda Puntland Shirka ayaa waxa