Madaxweyna dalka Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho (Masawiro)
(March 16, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Geelle
Madaxweynaha Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Kaydka Shidaalka Diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir.
(March 16, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xadhiga ka Jaray Xarunta Kaydka Shidaalka Diyaaradaha ee Garoonka Gen. Maxamed Abshir ee Caasimadda Puntland ee Garoowe.
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta Puntland.
(March 16, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland iyo Xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe. Kormeerka M