Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo La Kulmay Madax Ka Socota Hay’adda ICRC.
(March 17, 2019)
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiil ka socda hay'adda ICRC oo ay hogaaminayso Madaxa ugu sareeya Africa Miss. Patricia