Liiska Golaha deegaanka Gaalkacyo oo la shaaciyey. [Masawiro]
(March 24, 2019)
Gaalkacyo:-Wasaarada arrimaha gudaha,Federaalka iyo dimoqraadiyeynta Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay liiska xildhibaanada ka mid noqday golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo.Wasaarada
Madaxweynaha Puntland oo Daah-Furay Mashruuc Qaliin Loogu Samaynaayo Dadka Faruuran.[Masawiro]
(March 24, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cisbitaalka magaalada Garoowe ka daah-furay Mashruuc balaaran oo Qaliin loogu samaynaayo dadka faruuran iyo dadka dhabx
Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay gudiga doorashooyinka iyo xuduudaha
(March 24, 2019)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa saaka uu magacaabay guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland. madaxweynaha Jubbaland Axmed M