Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Nugaal oo dil ku xukuntay dhalinyaro kufsi ka geystay Gaalkacyo[Video]

March 2, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Maxkamada Darajada Koowaad ee Gobalka Nugaal ayaa maanta waxaa la hor keenay 5 dhalinyaro ah oo kufsi iyo jir dil ugu ka geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug  Dhalinyaradaan ayaa jir dil  iyo kufsiga  waxay u geysteen gabar dhalinyaro ah.

Xeer ilaaliye ku xigeenka dowladda Puntland Maxamed Xareed Faarax oo la hadlay saxaafadda ayaa u sheegay in dhlainyaradaan 5ta ah 4 ka mid lagu qabtay magaalada Qardho halka midka Shanaadna lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Ugu danbayntii ayaa Maxkamada Darajada Koowaad ee Gobalka Nugaal ayaa 5 dhalinyarada waxaa ay ku xukuntay dil toogasho ah.

 

Hoos ka Daawo shirka jaraa’id Xeer ilaaliye ku xigeenka dowladda Puntland Maxamed Xareed Faarax 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online