Liiska Golaha deegaanka Gaalkacyo oo la shaaciyey. [Masawiro]
(March 24, 2019)
Gaalkacyo:-Wasaarada arrimaha gudaha,Federaalka iyo dimoqraadiyeynta Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay liiska xildhibaanada ka mid noqday golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo.Wasaarada
Madaxweynaha Puntland oo Daah-Furay Mashruuc Qaliin Loogu Samaynaayo Dadka Faruuran.[Masawiro]
(March 24, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cisbitaalka magaalada Garoowe ka daah-furay Mashruuc balaaran oo Qaliin loogu samaynaayo dadka faruuran iyo dadka dhabx
Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay gudiga doorashooyinka iyo xuduudaha
(March 24, 2019)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa saaka uu magacaabay guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland. madaxweynaha Jubbaland Axmed M
Ciidanka PSFoo howl gal ka fuliyey Buuraha Calmadow[Masawiro]
(March 23, 2019)
Boosaaso:-Ciidamada PSF oo qoraal ku faafiyey Barta ay ku leeyihiin Baraha bulshada ayaa waxaa ay sheegeen in 21 March, 2019 ay ku qaadeen hawlgal qorshaysan goobo ay ururka Al Shabaab kaga dhuu
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey qaraxii Muqdisho
(March 23, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey qaraxii iyo weerarkii bahal nimada ahaa ee ka dhacay maanta magaalada Muqdisho. Hoos ka Akhriso Madaxweyn
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(March 22, 2019)
Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xa
Aabaha Caa’isha Ilyaas oo dalbaday Cadaalad[Dhagayso]
(March 21, 2019)
Gaalkacyo:-Qoyska Caasha Ilyaas oo ahayd gabadhii 12-jirka ahayd ee la kufsaday kadibna lagu dilay magaalada Gaalkacyo ayaa dhaliilay qaabka loo wado baadhitaanka lagu sameynayo dadkii ka danbeey
Madaxweynaha Puntland oo Daahfuray Mashruuca Waxbarashadu Waa Iftiin Wejigii 3-aad.[Masawiro]
(March 21, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daah-furay masharuuca Wabarashadu Waa Iftiin wejigii sadexaad, kaasi oo ay ku baxayso adduun lacageed oo dhan 7.2
Shir u dhaxeeyay Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka iyo Beesha Caalamka oo Muqdisho ka dhacay[Masawiro]
(March 20, 2019)
Muqdisho:-Sii-hayaha Xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ahna Wasiir Ku-xigeenka Xildhibaan Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa gudoomiyay Shirka Boardka ee Barnaamijka Dib-u-eegista Dast
Madaxweynaha Puntland oo Dhagax Dhigay Xarunta Kaydka Xogta Biyaha iyo Deegaanka.[Masawiro]
(March 20, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay xarunta kaydka xogta Deegaanka iyo Biyaha. Dhagax dhigga xaruntani ayaa waxaa Madaxweynaha ku

« Previous PageNext Page »