Madaxweynaha K/Galbeed oo shir la yeeshay Saraakiil ka Socda Dowladda Ingiriiska.
(April 30, 2019)
Baydhabo :- Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) iyo Wasiirka Amniga Ku xigeenkiisa iyo Wakiilka Qaramada madoobay u Qaabilsan KGs aya kullan
Madaxweyne Ku-xigeenka PL oo Shir Guddoomiyey Kulan Deg Deg Ah oo Abaarta looga hadlayo.
(April 30, 2019)
Garoowe:- Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyay kulan deg deg ah oo looga hadlayey xaaladda Abaaraha Puntland, taas oo sababtay biyo la'
Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyeyaasha Labada Gole ee Baarlamaanka JFS
(April 30, 2019)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan
Madaxweyne Farmaajo “Muhiimad weyn ayey noo leedahay in ubad keenna aan u sameyno fursado waxbarasho oo tayo leh”
(April 30, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose Dhexe ee Dalka ayaa tilmaamay in Dowladdu ay dadaal muuqda
Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Safiirka Masar Ee Soomaaliya.
(April 29, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madxatooyada Puntland ee Garoowe ku Qaabiley wafti balaadhan oo uu hogaaminayo safiirka dalka Masar ee Soomaaliya Amba
Madaxweynaha Puntland oo markale shir ku casumay madaxda DFS iyo dowlad goboleedyada
(April 28, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xaqiijiyey in dowladda Puntland ay marti galinayso shir wada-tas
Madaxweynaha PL oo ka warbixiyey Safaradiisii uu ku tegay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Kenya.[Video]
(April 27, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka warbixiyey Safarkisii Shaqo ee uu ku tegey Dalalka Isutagga Imaaraadka Carabta. “08 bisha April illaa 19 i
Madaxweyne Deni oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku Qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya.
(April 27, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wafti balaadhan oo uu
Madaxweynaha KGS oo shir gudoomiyey shirka Golaha wasiirada KGS.[Masawiro]
(April 25, 2019)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta -Gareen, ayaa maanta shir Gudoomiyay Shirka Gollaha wasiirada ee Koonfur Galbeed. Shirka ayaa Maant
Shirka Golaha Xukumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arrimo dhowr ah
(April 25, 2019)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Goddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga h

Next Page »