Madaxweynaha Puntland shir gudoomiyey shirka golaha xukumadda.[Video]
(April 4, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo shir gudoomiyey shirka golaha xukumadda oo maanta markii ugu horaysay ka qabsoomay magaalada Boosaaso. Wasiirka Wasaaradda Caddaal
Madaxweynaha PL oo kulan la qaatay Ganacsatada Puntland.[Masawiro]
(April 4, 2019)
Boosaaso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan kula qaatay Ganacsatada Puntland gaar ahaan kuwa gobolka Bari, Kulankan uu Madax
Madaxweynaha KGS oo Shir Gudoomiyey Kullanka Khamiis lah ee Gollahiisa wasiirada.[Masawiro]
(April 4, 2019)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta Shir Gadoomiyey Kullanka Khamiislah Ee Gollaha wasiirada Koonfur galbeed