Madaxweyne Farmaajo “Ma ogolaanayno in wiilal iyo gabdho Soomaaliyeed lagu ciyaaro nolashooda iyo mustaqbalkooda
(April 13, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo boqollaal dadweynaha kula hadlay Xarunta Degmada Warta Nabadda ayaa sheegay in wax laga xumaado uu
Madaxweynaha KGS oo Qada sharaf magaalada Muqdisho ugu sameeyay Wasiirada iyo Xildhibaanada ka tirsan JFS[Video/Masawiro]
(April 13, 2019)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) ayaa Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda dalka soomaaliya kullan Qada sharaf ah U
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay laamaha Amniga, Garsoorka Iyo Cadaaladda Puntland.[Masawiro]
(April 13, 2019)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan la qaatay laamaha Cadaaladda, Garsoorka iyo Amniga Puntland. Kulanka ay