Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Safiirka Masar Ee Soomaaliya.
(April 29, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madxatooyada Puntland ee Garoowe ku Qaabiley wafti balaadhan oo uu hogaaminayo safiirka dalka Masar ee Soomaaliya Amba