Gudoomiyaha Baarlamanka KGS oo tegay Muqdisho

April 7, 2019 - Written by Editor

Baydhabo:-Wafdi Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye , ayaa gaarey Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Dalka soomaaliya wafdiga Gudoomiyaha aya waxaa Qeyb ka ah Xildhibaano Ka Tirsan Gollaha wakiilada kgs.

Waxana Garoonka Diyaaradah Ee Adan Cade Ku soo dhaweyay Xildhibaano Ka Tirsan Labada Gole Ee Baarlamanka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Iyo Wafdigiisa aya waxa ay ku wajahan Yihiin Magaalada Garoowe Ee Caasimadda Dowladda Puntland.

Dhinac kale Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa safar ku tegay magaalada Muqdisho

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2019
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online