Madaxweynaha Gal-Mudug oo booqday Isbitalka Gaalkacyo,[Video]

April 2, 2019 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa maanta booqday Hospital-ka Guud ee Degmada Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa kormeero ku sameeyay qeybaha kala duwan ee uu ka koobanyahay Hospital-ka waxa uuna gooni ugu kuurgalay xaalada dadka bukaan jiifka ah ee ku jira Hospital-ka.

Madaxweynaha ayaa warbixino ka dhageystay Maamulka Hospital-ka waxa ayna u sheegeen in ay shaqadii ka joojiyeen Hey’addihii ka shaqeyn jiray Hospital-ka.

Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa uu Hey’adda MSF,UNICEF,WHO,iyo SSF in ay gacan ka geystaan caawinta iyo kaalmada uu u baahanyahay Hospital-ka waxa uuna Gacansatada iyo Jaaliyada Reer Galmudug ka cod saday Madaxweynuhu in ay qeybtooda ka qaataan oo ay daawo iyo waxa ay awoodaan ku caawiyaan Hospita-ka.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

253,663 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>