Madaxweynaha K/Galbeed oo shir la yeeshay Saraakiil ka Socda Dowladda Ingiriiska.

April 30, 2019 - Written by Editor

Baydhabo :- Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) iyo Wasiirka Amniga Ku xigeenkiisa iyo Wakiilka Qaramada madoobay u Qaabilsan KGs aya kullan la qaateen Saraakiil ka Socda Dowladda Ingiriiska,

Kullanka waxaa diirada lagu saarey sidii dowladda Ingiriiska ay gacan ugu siin laheed Dowlad Gobolledka Koonfur galbeed la dagaalanka iyo ka xureynta kooxda nabad diidka ah Al-shabaab deegaanada yer ay ka taliyaan,

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa u mahadceliyey saraakiishan oo u diyaar ah la dagaalanka kooxda nabaddiidka Al Shabab isagoona Dowlada ingiriiska ugu mahaceliyay sida mar waliba ay u garab taagantahay Dowlada KGS .

Dowlada Uu Hogaamiyo Madaxweyne C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ka go’on sidii Nabadiidka Al shabab Guud ahaan looga sifeyn lahaa deeganada kgs Loona Furi lahaa waddooyinka ay Go’odomiyeen Kooxda nabadiidka Al shabab.

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

257,029 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>