Maxkamada darajada 1aad ee magaalada Gaalkacyo oo dil ku xukumay eedaysane geystay Kufsi

April 11, 2019 - Written by Editor

Gaalkacyo:- Maxkamadda darajada kowaad ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay dil toogasho ku xukuntay,   Mukhtaar Cabdikaafi   Xirsi Axmed, oo fal kufsi ah  u geys tay Farax Jaamac Faarax oo da’deeda lagu sheegay 6 sano jir ah.

Dhinac kale eedaysane Mukhtaar Cabdikaafi   Xirsi Axmed  ayaa waxaa kale oo ay Maxkamadu ku xukuntay in uu bixiyo $5000 Dollar oo magdhow ah.

Hoos ka akhriso xukunka ay Maxkamadda darajada kowaad eek u riday Mukhtaar Cabdikaafi

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2019
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online