Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Hindiya ee Soomaaliya.
(April 25, 2019)
Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Caasimadda Dalka Kenya ee Nairobi kulan kula qaatay Safiirka dalka Hindiya ee Soomaliya, Ambassador Rahul Chabbra. Kulan
Madaxweyne Ku-xeenka PL oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Wefti uu Hogaaminayey Safiirka Dalka Yaman ee Soomaaliya.
(April 24, 2019)
Garoowe:- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti ballaaran oo uu h
Khudbaddii Madaxweyne JFS ee Shir Madaxeedka Xaalaadda Dalka Sudaan
(April 24, 2019)
Cairo:-Mudane Abdi Fattah El-Sisi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mudanayaasha, Madaxweyneyshaasha, iyo Madaxda hoggaaminaysa wufuudda; Mudane Musa Fa
Madaxweyne Deni oo Haygooda Ku Booqday Madaxweynihii Hore ee Puntland iyo RW Hore ee Soomaaliya.[Masawiro]
(April 24, 2019)
Nairobi:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo arrimo shaqo u jooga dalka Kenya, gar ahaan magaalada Nairobi ayaa maanta hoygooda ku booqday Ma
Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa Dalka Masar oo ka wada hadlay xaaladda Gobolka[Masawiro]
(April 23, 2019)
Cairo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxeed ku saabsan xaaladaha dalalka Suudaan iyo Liibiya ayaa la kulmay Madaxwey
Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga ee Soomaaliya.
(April 23, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Dalka Kenya ayaa magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka Boq
Nadwo Cilmiyeed Xalay ka bilaabatay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar(Masawiro)
(April 22, 2019)
Qardho:-Waxaa Xalay oo Taariikhdu ahayd 17 Bisha Shacbaan oo waafaqsan 21 April 2019 ka bilaabatay Masjidka Cumar Binu Khadaab ee Magaalada Qardho Nadwo Cilmiyeed Cinwaankeedu ahaa: "Hagaajinta B
Madaxweyne Farmaajo oo Masar kaga qayb-gelaya Shirka Midowga Afrika ee Xaaladda Dalka Suudaan
(April 22, 2019)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Masar, halkaas oo uu ka furmi doono shir deg-deg a
Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku faraxsanahay in Culimadeenna iyo Dowladdu ay u mideysan yihiin ka shaqeynta amniga iyo dib u heshiisiinta”
(April 22, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Shirka Culimada Soomaaliyeed ayaa adkeeyey in culimadu ay hormuud ka noqdaan sidii loo
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Daah-furay Shirka Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda.
(April 21, 2019)
adaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilm

« Previous PageNext Page »