Wasiirka Arrimaha Dastuurka oo shir la yeeshay Gudiyada Qaran ee u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka.[Masawiro]
(April 20, 2019)
Muqdisho:_Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gudoomiyay shir u dhaxeeyay Wasaaradda, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Ka Qayb-galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Cabdirashiid Maxamed Xirsi.[Masawiro]
(April 20, 2019)
Garoowe:- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa galabta ka qayb-galay aas-qaran oo loo sameeyey Marxuum Cabdirashiid M
Madaxweynaha JFS Maxamed Abdullaahi Farmaajo oo booqasho ku tegay deegaanka Sabiib iyo Caanoole.
(April 20, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyey argagixisada Alshabaab ayaa faray hay'adaha Do
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida C/rishiid Maxamed Xirsi
(April 20, 2019)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madax weynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka Tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdirishiid Maxamed Xirsi oo xi
Wasaaradda waxbarashada Puntland oo ka hadashay hadalkii wasiir Goodax
(April 18, 2019)
Garoowe:-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa galabta ka waxaa ay warsaxaafadeed ka soo saartay hadal uu sheegay wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaal
Shirkii golaha wasiirada ee Puntland oo arrimo dhowr ah looga hadlay
(April 18, 2019)
Garoowe:_Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa looga ha
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Gudigga Xuduudaha iyo Federaalka oo shir wadatashi ah qabtay
(April 18, 2019)
Waxaa magaalada Muqdisho ku qabsoomay shirka wadatashiga ee lagu turxaan bixinayo is waafajinta xulushada qaabeynta Dowlad Goboleedyada iyo qodobka 49aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah, waxaana shi
Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Jaaliyadda Puntland ee Imaaraadka.[Masawiro]
(April 16, 2019)
Dubai:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni ayaa la kulmay jaaliyadda Puntland ee Imaaraadka Carabta. Munaasabaddan ayaa waxa kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Golaha
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo xilka la wareegay.[Masawiro]
(April 16, 2019)
Muqdisho:-Xaflad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa maanta ka dhacaday xarunta Wasaaradda waxaana ka soo qaybgalay Ra’iisulwasaare Ku-Xigeenka,
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntlan oo ka tacsiyeeyey geerida Gaashaanle Saxardiid Khaliif Baynax.
(April 16, 2019)
Garoowe:-Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Gaashaanle Saxardi

« Previous PageNext Page »