Madaxweynaha JFS oo Hambalyo ku aadan Bisha Ramadaan u diray Umada Soomaaliyeed
(May 5, 2019)
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyay dadka Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, ayaa kula dardaarmay in ay adkeeyaan
Shirka Wada-tashiga DFS iyo Dowladdaha Xubanaha ka ah DFS oo Garowe ka Furmay
(May 5, 2019)
Shirka Wada-tashiga Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah DFS ayaa hadda ka Furmay qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Caasimadda Garoowe. Shirka waxaa Furay Mad