Madaxweynaha Puntland oo u Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomie Ku-xigeeno Gobolka Mudug.
(May 25, 2019)
Madaxweynaha Dowadda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 27 May 25, 2019, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Guddoomiye Ku-xigeenada Gobolka Mudug. Mad