Guddiga Afurinta Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari (Masawiro)

May 1, 2019 - Written by Editor

Boosaaso:-Gudigu wuxuu ku wargalinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed iyo ahlu kheyrka in lasoo gaaray bishii barakaysanayd ee ramadaan. guddigu wuxuu sannad walba afuriyaa dad badan oo masaakiin ah oo aan haysan waxay ku afuraa.
Halkii qof waxaa lagu afuriyaa habeenkii $3 bisha oo dhan $90. Fadlan khayrka haka harin.

Guddiga afurinta Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari
● Sheekh Axmed Yuusuf Daad 《+252907793171
●shiikh maxamed axmed cabdalla (xamari) 《 +252907797872
●Akoonka Sahalka golis 《 402450
●Akoonka Xawaalada Amal Bosaso 《 1011727625
●Akoonka Edahab 《 54032

Magaalooyinka Ka Baxsan Bosaaso Iyo Dalka Dibadiisa Waxay Ku Soo Dirikaraan Guddiga Afurinta Lanbaradooda Iyo Magacyadooda.
Mahadsandiin.
Fadlan Ka Qayb Qaado Afurinta Dadka Maskiinta Ah Ee Sooman. Ka Faiidayso Kahyrka Bisha barakaysan.

Musasat Al Minhaaj Qeybta gobalka Bari
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,796 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>